Shabakada Gabiley News Network
Maareeyaha haayada duulista Iyo Hawada Somaliland cumar Sayid ayaa kulan la qaatay gudida Joogtada ah ee golaha Guurtida jsl isagoo ka warbixiyay ujeedadan kulankan iyo arimaha ay kawada hadleen.