Gabileynewsonline.com
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dhaam Biyood La Dhagax Dhigay, Sheegayna In Aanu Noqon Kii Xumbo Wayne Kale.
December 5, 2022 - Written by admin

Maayarka caasimada hargaysa  cabdikariim axme mooge oo ka hadlay dhagax dhiga dhaam biyood laga hirgalinayo deegaanka geed deeble ayaa alle ka baryay in aanu noqon dhaam biyoodkii xumbo wayne ee fashilmay oo kale .

"Ilaahay kii Xunbo weyne oo kale kama dhigo..." Maayar Mooge

COMMENTS
Latest News