Madaxdhaqameedka somaliland gaar ahaan kuwo beelaha isaaq qaarkood oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay rabshadaha ka socdo magaalada laascanood oo ay dad badani ku dhiteen iyo hadalada kasoo yeedhaya dad qaar oo sheegay in beesha isaaq ku soo duushay taasi oo ay waxba kama jiraan ku tilmaameen