Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Safar Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti
December 10, 2022 - Written by admin
Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta galinkii danbe dalka dib ugu soo noqday safar maalmo uu ugu maqnaa dalka jabuuti kadib
Majirto cid waftiga iyo xukuumada katirsan oo ka hadashay safarka madaxwaynaha .
