Gabileynewsonline.com
Madaxwaynaha Jsl Oo Digreeto Ku Cayimay Wakhtiga Ay Bilaabayso Diwaangalinta Codbixiyayaashu
December 11, 2022 - Written by admin

Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray xarunta isa saarka gaadiidka waawayn ee u kala gooshaya somaliland iyo itoobiya oo laga hirgaliyay duleedka magaalada wajaale.

Xarunta isa saarka gaadiidka waawayn ee usocda dekeda berbera kana soo gudbay dalka itoobiya ayaa waxaa hirgalisay shirkada som trail.

Waxaana waxyaabaha ay shirkadani qabanayso faah faahin ka bixiyay gudoomiyaha shirkada siciid cilmi rooble iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasaarada Gaadiidka iyo Maamulka Gabiley oo Xadhiga ka Jaray Xarunta Isa-Saarista Gaadiidka Waawayn

COMMENTS
Latest News