Gabileynewsonline.com
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan la Qaatay Wafti ka Socda Dalalka Turkiga Iyo Norway, Hordhigayna Mawqifka Somaliland Ee Wada Hadalo Dhexmara Somaliya
December 6, 2022 - Written by admin
  1. Wadahadalku waa inuu ku soo gebegaboobo waqti xaddidan.

Waxaana madaxweynaha ku wehelinaayey kulanka Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo iskaashiga Caalamiga ah Dr Ciise Maxamuud Keyd.

Dhinaca weftiguna waxay kala ahaayeen Heidi Johansen, haakon Svane, Ole Andreas Lindeman, Harun Arslan iyo Maxamed Cabdilaahi Cumar.

ALLAA MAHAD LEH

COMMENTS
Latest News