Published:

qeyb ka tahay xal u helidda tabashada ay qabaan walaalaha Soomaaliland.” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya.

Sida lagu sheegay warsaxaafadeedka, wakiillada gaar ah ee Turkiga iyo Norway ee kala ah mudane Aykut Kumbaroğlu iyo Heidi Johansen iyo weliba danjirayaasha labada dal ee madaxweynuhu la kulmay ayaa dhinacooda ku bogaadiyey madaxweynaha Soomaaliya sida ay dhinaciisa uga go’an tahay xal u helidda caqabadaha dib u dhigay nolosha dadka Soomaaliyeed oo ay ugu horrayso colaadaha, khilaafaadka siyaasadeed iyo dib u heshiisiin la’aanta.

News Related