Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Mashruuca Horumarinta Korontada Somaliland.
December 5, 2022 - Written by admin
Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray mashruuca soo kabashada iyo horumarinta Aagga Tamarta korontada Jamhuuriyadda somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.

