Published:

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-12-2022 waxa uu ka qaybgaley, Daahfurka Qorshe Magaaleedka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeyntu u samaynayso Magaalada Hargeysa (Hargeisa Master Plan).

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa daah-furay xog ururinta Qorshe magaaleedka Hargeysa

News Related