Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Kormeer Uu Kusameeyay Mashariicda Dawlada Hoose Hirgalisay
December 21, 2022 - Written by admin

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa saaka  kormeeray Mashaariicda JPLG-ga  ee ka socda Degmada Berbera kuwaasi oo ay fulisay Dawladda hoose ee  Berbera sannadkan. 2022.

M.Kuxigeenka Somaliland ayaa Masuulinta D.H.Berbera ka Dhagaystay Waxqabadkii hirgaley ee 2021-2022

COMMENTS
Latest News