Gabileynewsonline.com
Masuuliyiinta Ururka Miisaan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Dalka Iyo Fariinta Ay Direen
December 21, 2022 - Written by admin

Masuuliyiinta urur siyaasadeedka miisaan oo ay gadhwadeen ka yihiin xubno kasoo qayb qaatay dalkii dib uxoraynta somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sida bulshada usaamaysay qabyaalada, eex iyo kala qaybsanaan bulsho.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Xasaasi: "Qabyaalad-baa Jirta, Eexashaa Jirta..." Mujaahidiintii Ururkii Miisaan

COMMENTS
Latest News