Published:

Midkamid ah maraakiibta waawayn ee ukala goosha dunida ayaa soo gaadhay dekeda berbera taasi oo noqonaysa markabkii ugu horeeyey ee intan lee gee kusoo xidha dekeda berbera.

Markabkan ayaa alaabooyin usida ganacsatada reer Somaliland kaasi oo ay saran yihiin 8000kun oo Kontiinar.

Mar’aakiibta u kala gooshta aduunka oo soo gaadhay Magaalada Berbera

News Related