Gabileynewsonline.com
Sheekh Berbaraawi Oo Sheegay In Laga Been Abuuray
December 10, 2022 - Written by admin

Sheikh barbaraawi oo kamid ah culimada hargaysa ayaa sheegay in warbaahintu ka been abuureen hadal uu yidhi oo ay si kale udhigeen

Sidoo kale sheikh barbaraawi ayaa sheegay in aanu ka hadal arinta meherka inanta madaxwaynaha jabuuti ee uu madaxwayne biixi bixiyay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAHSAN;

Sheekh Barbaraawi oo sheegay In laga been abuuray.

 

COMMENTS
Latest News