Gabileynewsonline.com
Shirkda Telesom Oo Ka Hadashay Cabashada Dad Ku Eedeeyay In Ay Dhul Ka Qaaday, Sheegtayna In Aanay Waxba Ka Jirin
December 1, 2022 - Written by admin

Shirkada Telesom qaybteeda dhismaha guryaha ee Kaabsan Real State ayaa iska difaacay eedo dhawaan ay usoo jeediyeen dad sheegay in ay xoog kaga qaadayso dhul ay leeyihiin

Gudoomiye kuxigeenka Kaabsan Real State ee shirkada telesom Cabdiwahaab Xaaji Cali  ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedahaasi loosoo jeediyay.

Maamulka Shirkada Kaabsan Real State Ayaa Telesom Group Iyo Shirakadaba Ka Fogeeyey Eed Dhul

 

COMMENTS
Latest News