Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayre Oo Urur Siyaasadeedyada Cusub Ku Tilmaamay In Ay Lamid Yihiin Macawislayda Somaliya Ka Dagaalanta
December 24, 2022 - Written by admin
iyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo kamid ah siyaasiyinta reer somaliland ayaa urur siyaasadeedyadacusub ee somaliland ku tilmaamay in ay la mid yihiin uun macawislayda ka dagaalanta koofurta somaliya.