Gabileynewsonline.com
Soddon Sanno Somaliland Ma Ay Yeelan Siyaasad Arrimo Dibadeed, Oo Qoran Oo Meel Loo Raaco Leh”
December 21, 2022 - Written by admin

yeelan istijaah macnaysan oo ay ku samayso galaangal iyo xodxodasho;

Soddon sanno Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland weligeed ma ay yeelan xeer lagu maamulo qaab-dhismeedka Wasaarada. Nin waliba sidii uu doono ayuu ka dhigtaa;

Soddon sanno Somaliland ma laha wax Alle wax ay ku qiimayso shaqooyinka arrimaha dibada. Dhan Alle dhan loo socdo, khasaare mise faa’iido. Arrintani iyadu suurtagal ma aha maadaama aanu dalkuba soddon sanno lahayn siyaasad arrimo dibadeed oo qoran!

Dadka reer Somaliland waa inay isweydiiyaan waxa soddonkaa sanno la hayay. Sidee ayay ixtiraaf u raadin kartaa Wasaarad dhan oo imkaaniyaadkeedii oo dhami ay maqan yihiin soddon sanno? Arrintani waa inay dood cusub furtaa!”

COMMENTS
Latest News