Gabileynewsonline.com
Suldaan Mawliid Sabayste Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Buurmadow, Kuna Tilmaamay Waslad Xaaran Ah
December 31, 2022 - Written by admin

Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse” oo ah suldaanka beelaha sacad muuse ayaa luuqadii ugu adkayd ugu jawaabay boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo isagu Somaliland gu baaqay in ay iskaga baxaan gobolka sool

Suldaan Mawliid ayaa boqor buurmadow ku tilmaamay in uu yahay waslad xaaraan oo Somaliland iyo dhaqanka dheeri ku ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

DEGDEG: "Buurmadaw Waa Waslad Xaaraan ah oo..."Suldaan Mawliid Sabayse

 

COMMENTS
Latest News