Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti
December 5, 2022 - Written by admin
Taliyaha ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuuti halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madax katirsan dawlada jabuuti.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
