Gabileynewsonline.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Burco
December 25, 2022 - Written by admin

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco halkaasi oo uu utagaysidii blshada loogu wacyigalin lahaa qaadashada kaadhka codbixinta.

Wefti uu hogaaminaayo Wasiirka arrimha gudaha Somaliland ayaa magaalada Burco lagu soo dhaweeyay

COMMENTS
Latest News