Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Gabiey Oo Xadhiga Ka Jaray Bariijka Shariif Cali Ee Magaalada Gabiley
December 27, 2022 - Written by admin
Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland, maamulka gobolka gabiley Ka degmada iyo waxgaradka gobolka ayaa maanta xadhiga ka jaray biriijka isku xidhaya gabiley iyo shariif cali oo aad ugu muhiim ah bulshada ku dhaqan magaalada gabiley kaasi oo dhismihiisa la dhamaystiray.



