Gabileynewsonline.com
Waxaynu Isku Haynaa, Waa Kuraasta Aynu Kala Riixano, Ee Iskuma Hayno Jiritaanka Somaliland”Gudoomiye Xirsi
December 27, 2022 - Written by admin

Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa ka hadlay qoraal kasoo baxay gudida diwaangalinta ururada siyaasada oo sheegay in sedexda xisbi qaran ay ka dhamaatay mudadii ay haysteen liisanka xisbinimo ee 10sano isagoo ku tilmaamay hadalkooga mid aan waxba ka badalay xaalada dalka

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa sheegay sobobta ay aanay u aqoonsanayn xukuumada madaxwayne biixi oo uu ka dhamaaday mudadii sharciga ahayd ee la doortay balse aanay dafirsanayn jiritaanka somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Idinma Dafir-sanine wakhtigiibaa idinka dhamaaday" Guddoomiyaha Xisbiga Waddani

COMMENTS
Latest News