Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Deegaanka Caada
December 5, 2022 - Written by admin
Xubno kamid ah golaha wasiirada Somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wado isku xidhaysa magaalada Gabiley iyo deegaanada waqooyiga ee gobolka gabiley.



