Shabakada Gabiley News Network
Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland iyo maamulka gobolka awdal oo ay weheliyaan haayada save the children ayaa dhagax dhigay wado isku xidhaysa magaalada boorama iyo degmada baki ee gobolka awdal.