Gabileynewsonline.com
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Raashin Ay Gaadhsiinayso Gobolada Bari
December 3, 2022 - Written by admin

Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka Somaliland faysal cali sheikh ayaa sheegay in ay dhawaan dadka ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland ay gaadhsiin doonaan raashin mucaawino ah.

Somaliland ayaa Shaacisay in Raashin ay gaadhsiin doonto Gobolada Bariga

COMMENTS
Latest News