Gabileynewsonline.com
Xulka Dalka Argentina Oo Ku Guulaystay Koobkii Aduunka Kadib Markii Ay Gool Ku laag Kaga Badiyeen Faransiiska
December 18, 2022 - Written by admin

Xulka dalka Argentina ayaa ciyaar adag oo dhexmartay Xulka dalka faransiiska ee finalka koobka aduunka ee ka socday dalka Qatar ayaa ku guulaystay koobkii kadib markii ay   rikoodhayaal kaga badisay xuka faransiiska.

Ciyaartan oo wakhtigii caadiga ahaa iyo kii dheeraadka ahaa lagu daray kusoo idlaatay 3;3

Xulalka faransiiska iyo Argentina oo loo dhigay laaga xorta ah ayaa waxaa guusha koobka aduunku raacday Argentina.

Soccer Football – FIFA World Cup Qatar 2022 – Final – Argentina v France – Lusail Stadium, Lusail, Qatar – December 18, 2022 France’s Kylian Mbappe REUTERS/Hannah Mckay

COMMENTS
Latest News