Gabileynewsonline.com
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Mooge Cali Yuusuf
January 16, 2023 - Written by admin

Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa marxuum mooge cali yuusuf oo kamid ahaa haldoorka reer somaliland

Aaska maxruum mooge cali ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan,siyaasiyiin madaxdhaqameed, xildhibaano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Waxa Maanta Magaalada Hargeysa Aas-qaran loogu sameeyay marxuum Mooge Cali yuusuf

COMMENTS
Latest News