Gabileynewsonline.com
Abaanduulaha Ciidanka Qaranka jsl Oo Tababar Usoo Gabo Gabeeyay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada!
January 19, 2023 - Written by admin

Abaanduulaha guud ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa tababar usoo xidhay 21 saraalka oo ciidanka qaranka katirsan iyo labo kamid ah ciidamada kale ee qalabka sida oo mudo miiska saraakiisha uu uga socday tababar.

Abaanduulaha kowaad ee ciidanka Qaranka JSL oo tabobar u soo gabogabeeyay saraakiil katirsan........

Abaanduulaha kowaad ee ciidanka Qaranka JSL oo tabobar u soo gabogabeeyay saraakiil katirsan........

COMMENTS
Latest News