Gabileynewsonline.com
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Qorilugud Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kazoo Yeedhay Qaarkamid Ah Garaadada Beelaha Dhulbahante
January 24, 2023 - Written by admin

Cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka qorilugud ee gobolka sool ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo kazoo eedhay qaarakmid ah garaadada beelaha dhulbahante kuwaasi oo sheegay in ay gobolka sool kaligoood degaan.

Qoladan Sool,sanag & Cayn Ku Walatay Ma Jirto,laascanoodna Ukrian Ha Ka Dhigin,GaraAdkuna"Qorilugud

COMMENTS
Latest News