Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Dadwaynaha Xaafada 31may Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Jarjartay Xadhkaha Laydhkii Ugu Jiray Iyo Khatarta Ay Galisay!
January 24, 2023 - Written by admin

Bulshadan ku dhaqan xaafada 31may ayaa waxaa ubaxa laydhka shirkada national indha birta iyadoo shirkada sompower tirada dhawr jeer ay duulaan ku qaaday xadhkaha laydhka shirkada indha birta kuwaasi oo ay  gaadhsiiyeen khasaare balaadhan halka ay halis galisay guryo iyo dadka nafahoogaba,wallow xukuumadu aanay wali wax talaabo ka qaadan sobobta shirkada sompower ku kalifay in ay  weerarto shirkad kale laydhkeeda .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Dadwaynaha Xaafada 31may Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower iyo baaqa Ay Direen

COMMENTS
Latest News