Published:

Wafti uu horkacayo maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanku ayaa kormeer dhismaha wadada isku xidhaysa gabiley deegaanka caada ee waqooyiga gobolka gabiley

Masuuliyiinta ayaa ka hadlay bilowda wadadan iyo muhiimada ay uleedahay isku xidhan deegaanada waqooyiga gabiley ee caada meelaha kale ee muhiim ka ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maamulka Dawlada hoose ee degmada gebilay oo kormeray dhismaha wadada caada.

 

News Related