Published:

Dallada ay ku Bahoobeen Ururada Aan dawliga ahayn ee Somaliland ee Sonsaf ayaa war kazoo saartay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagnayd magaalo madaxda Gobolka sool ee Laascaanood iyadoo xukuumada iyo laamaha abmaanka Ugu baaqday in aan rasaas nool loo adeegsan dadka shacabka ee banana baxyada dhigaya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

News Related