Gabileynewsonline.com
Dawlada Maraykanka Oo Xidhay Suuq Ka Shaqeeya Kala Wareejinta Lacagaha Internet-ka
January 19, 2023 - Written by admin

Masuuliyiinta Faransiiska ayaa la wareegay agabkii ay ku hawlgali jirtay bartani, sida laga soo xigtay masuuliyiinta Maraykanka.

Xoghaye ku xigeenka Maaliyadda ee Maraykanka Wally Adeyemo ayaa sheegay in ku dhowaad 50% lacagaha dhexmaray bartan Bitzlato, intii u dhexeysay 2019 iyo 2021 inay si uun ugu lug lahaayeen maaliyado sharci darro ah oo Ruushka la xidhiidha, ama ilo kale oo halis ah.

COMMENTS
Latest News