Gabileynewsonline.com
Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madaxbanaanida Jsl
January 16, 2023 - Written by admin

Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in ay kamid tahay somaliya isagoo ku gafay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland

Dawlada Somaliland ayaa uga digtay safiirka dawlada maraykanka ufadhiya somaliya in uu mar danbe adeegsado waxyaabo xadgudub ku ah Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Dawladda Somaliland Oo Shaki Ka Muujisay Safiirka Maraykanka U Fadhiya Muqdisho

 

COMMENTS
Latest News