Gabileynewsonline.com
Gudomiyaha Urur Siyasadeedka Horseed Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Kubada Cagta Ee Gobolka Sool
January 17, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa munaasibad casho sharaf ah ku maamuusay kooxda kubada cagta ee ka socota gobolka sool kaasi oo ujeedadiisu ahayd diirigalin iyo soo dhawayn uu ku maamuusay kooxdan oo ka qaybgalaysa tartanka horyaalka horyaalada Somaliland ee ka socda caasimada Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudomiyaha Urur Siyasadeedka Horseed oo Casho Sharaf ku Casuumay Kooxda Ciidaanka Asluubta G.Sool

 

COMMENTS
Latest News