Published:

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo dhimashada ka dhalatay gadoodka bulshada ku dhaqan

Sidoo kale Gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay ku fashilantay sugida abniga magaalada laascanood iyo waxka qabashada dadkii laayay haldoorka gobolka sool isagoo ugu baaqay in xukuumadu ciidamada ka ka saarto gudaha magaalada si loo dajiyo mudo haraadada ay bulshadu dhigayaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Xasaasi: "Mar hadii Xukuumadii ku Fashilantay Inay..." Gudd. Golaha Wakiilada Somaliland

News Related