Gabileynewsonline.com
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Shaqaalaha Haayada!
January 14, 2023 - Written by admin

ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabaha uqabsoomay haayada qaxoontiga mudadii shanta sano ahayd ee uu hogaaminayay gudoomiye Xinif.

Dhankale gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha oo madasha ka jeediyay hadal ayaa umahad celiyay masuuliyiinta haayaada iyo shaqaalaha isagoo sheegay in ay muhiim tahay in ay usoo gudbiyaan waxyaabaha dhaliisha ee shaqada ka iira si loo sii dhamaystiro waxyaabaha ka qabyada iyo kuwo uqorshaysan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga ayaa  munaasibad hadhimo sharafeed ah ku maamuusay Shaqaalaha

COMMENTS
Latest News