Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada Hargaysa.
January 25, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Muuse Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee caasimada Hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudomiyaha Komishanka Doorashooyinka ayaa  kormeer ku soo maray goobaha Diiwaangalinta ee  Hargeysa.

COMMENTS
Latest News