Gabileynewsonline.com
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Gobolka Gabiley.
January 2, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Horseed muj cabdilaahi iimaan dirawal iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada gabiley kuwaasi oo kormeer wacyigalin ah kusoo maray goobaha ay ka socoto isdiwaangalinta qaadashada kaadhka codbixinta.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed oo kormeer la xidhiidha arrimaha wacyigalinta qaadashada kaad

COMMENTS
Latest News