Published:

Wafti ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga waddani musharaxa madaxwayne iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag,kuwaasi oo maalmihii udanbeeyay kormeer wacyigalinta diwaangalinta codbixiyayaasha ku marayay gobolada dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Qaabkii Waftigii Waddani loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo

 

News Related