Gabileynewsonline.com
Intaan Xilka Hayay Waxaan Ku Dhaaranayaa In Aanan Qaadanin, Hal Mitir Oo Qaranku Leeyahay”Ex Wasiir Cabdilaahi Abokor
January 17, 2023 - Written by admin

Wasiirkii Hore ee hawlaha guud iyo guryaynta cabdilaahi abokor oo madal ka hadlayay ayaa sheegay isagoo dhaar ku maray intii uu xilka hayay wasaaradan oo sanad iyo dheeraad ahayd in aanu qaadanin hal mitir oo qaranku leeyahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

" Waxaan Ku Dhaaranayaa Inaan Hal Mitir Uu Qarankaasi Leeyaahay....." Wasiir hore Cabdilaahi Abokor

 

COMMENTS
Latest News