Gabileynewsonline.com
Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Gabo Gabeeyay Wajigii Kowaad Ee Diwaangalinta Codbixiyayaasha
January 12, 2023 - Written by admin

HARGAYSAGudoomiyaha komishanka doorashooyinka somaliland ayaa ka hadlay wajigii koowaad ee diwaangalinta codbiyayaasha oo maanta si rasmi ah usoo gabo gaboobay

Sidoo kale gudoomiyaha komishanka ayaa fariin udiray muwaadiniinta aan wali isdiwaangalin.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha Koomishanka Doorashooyinka Somaliland oo ka hadlay Arimo kala Duwan

COMMENTS
Latest News