Published:

Xoghayaha dawlada hoose ee wajaale iyo masuuliyiin kale ayaa xadhiga ka jaray huteel cusub oo laga hirgaliyay magaalada wajaale kaasi oo ah huteel hurdo.

Maamulka huteelkan cusub ee ceel bardaale xamse idiris ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay macaamiishu ka heli doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://fb.watch/ihd7auMZzD/
https://fb.watch/ihd7auMZzD/

News Related