Gabileynewsonline.com
Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland “SPP” Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Caasimada Hargaysa!
January 4, 2023 - Written by admin

Gudoomiye kuxigeenka Ururka Siyaasadeedka shacabka Somaliland Ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi (Timo) iyo Masuuliyiin Ururka Katirsan Ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada galbeedka hargaysa ee magaalo biixi.

Sidoo kale Gudoomiye kuxigeenka SPP Garyaqaan Timo ayaa dadwaynaha ku dhaqan xaafadan iyo guud ahaan caasimada hargaysa ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo muhiim u ah muwaadiniinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Urur Siyasadeedka Shacabka oo Wacyigalin Ku Saabsan Diwangalinta Ka Sameeyaay Deeganka Magaalo Biixi

 

COMMENTS
Latest News