Mustafe Martin Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa, Kana Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday!
January 14, 2023 - Written by admin
Aqoonyahan mustafe martin oo ciidamada amaanka Somaliland xabsiga utaxaabeen hal maalin ka hor ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii isagoo ka waramay xadhiga xukuumadu kula kacday iyo sida uu u arko
Sidoo kale Aqoonyahan mustafe martin ayaa cadeeyay mawqifkiisa somalilandnimo.