Published:

Aqoonyahan mustafe martin oo ciidamada amaanka Somaliland xabsiga utaxaabeen hal maalin ka hor ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii isagoo ka waramay xadhiga xukuumadu kula kacday iyo sida uu u arko

Sidoo kale Aqoonyahan mustafe martin ayaa cadeeyay mawqifkiisa somalilandnimo.

"Maanta Si Dareen Buuxda Ah Ayaan U Qaatay Qadiyada JSL " Mustafe Maartin Oo Xabsiga Laga Sii Daayay

 

News Related