Gabileynewsonline.com
Siyaasi Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Sheegay In Garaadada Laascanood Ku Shirayaa Ay Soo Saarayaan Go,aamo Dhabar Jab Ku Ah Somaliland
January 21, 2023 - Written by admin

Siyaasi Oday shariif Ibraahim oo kamid ah masuuliyiinta kazoo jeeda gobolka sool ayaa farta ku fiiqay halista laga filan karo shirka garaadada iyo madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante ku qabanayaan magaalada laascanood oo uu sheegay in go,aamo ay soo saarayaan dhabar jab ku yihiin xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

"Garaadadu waxay soo saarayaan go'aamo Muuse dhabarka ka jabinaya!"Oday Shariif Ibraahim.

 

COMMENTS
Latest News