Gabileynewsonline.com
Siyaasiyiin & Madaxdhaqameedka Jsl Oo ka Hadlay Qaabka Loo Xalin Karo Xaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen
January 25, 2023 - Written by admin

Siyaasiyiin iyo madaxdhaqameedka reer somaliland oo ku kulmay madal ayaa si dareen leh uga hadlay xaalada ka taagan gobolka sool iyagoo soo jeediyay qaababka lagu xalin karo iyo waxyaabaha xukuumada looga baahan yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Dhammaan madaxdani maanta ayay ka hadleen arrinta Laascaanood, talooyin ayay soo jeediyeen.

 

COMMENTS
Latest News