Published:

Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa canbaareeyay fal xadgub iyo cunsuriyad ah oo kooxa xagjir ah kula kaceen kitaabka quraanka kariim ah islamarkaana dawlada sweden ugolaatay in gubaan kitaabka quraanka kariimka ah

Sidoo kale madaxayne kuxigeenka somaliland ayaa ku baaqay in dawladaha islaamka si wada jir ucanbaareeyaan falkan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Somaliland oo Cambaaraysay Xad-gudub ay Kooxo Cunsuriyiin ahi Kula Kaceen Quraanka Kariimka ah

News Related