Gabileynewsonline.com
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!
January 2, 2023 - Written by admin

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen maxamed Aadan Saqadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalomadaxda gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska JSL  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo

COMMENTS
Latest News