Published:

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen maxamed Aadan Saqadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalomadaxda gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska JSL  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo

News Related